• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 27, 2021
CEELDHEER
Advertisement
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
CEELDHEER.NET
No Result
View All Result

Daahir Geelle “Farmaajo ha joojiyo Colaadda uu hurinayo,kaliya haka shaqeeyo Doorashada Labada Aqal”

November 23, 2020
Reading Time: 1min read
Daahir Geelle “Farmaajo ha joojiyo Colaadda uu hurinayo,kaliya haka shaqeeyo Doorashada Labada Aqal”
Share on FacebookShare on TwitterWhatsappPinterest

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo si kooban ula hadlay Suxufiyiinta yaa faah fahin ka bixiyay kulankii manta midowga Musharaxiinta kaas oo galay maalintiisii Labaad.

Daahir Geelle waxa uu sheegay Shirka maanta in ay ku soo biiray guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabddullaahi iyo wasiirkii warfaafinta Maxamed cabdi Xayir Maareeye iyo siyasiyiin kale.

Isaga oo sii hadlayay ayuu digniin u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo,isaga oo ugu baaqay in uu joojiyo colaadda uu ka hurinayo xafiisyada dowladda,islamarkaana looga baahanyahay in uu ka shaqeeyo doorashada aqalka sare iyo golaha Shacabka.

Shirka Midowga musharaxiinta oo maanta galay maalintii Sedexaad waxa uu ahaa midkii ugu adkaa kadib markii ay ku biireen siyaasiyiin ka soo jeedda gobolada Waqooyi ee dalka.

Maalinta Berri ayaa lagu wadaa in shirka midowga Musharaxiinta la soo gaba-gebeeyo lagana soo saaro war-murtiyeed qeexaya waxyaabihii lagu heshiyay iyo go’aankooda ku aaddan doorashada. 

Like this:

Like Loading...
ShareTweetSendPin
Previous Post

{DAAWO}:- Wasiir Xundubey “Amniga waa loo simanyahay Mucaarad iyo Muxaafad wax quseeya ma’aha, ciddi diidana Gacmaha ayaa la qabanaa”

Next Post

Shirka Qaran ee talabixinta dhaqanka oo laga furay Muqdisho

Related Posts

Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021
Wararka

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

January 26, 2021
Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

Sacuudiga oo soo dhoweeyey tallaabo uu qaaday Mareykanka
Wararka

Maxay Sacuudi Carabiya ka fileysaa madaxweyne Biden?

January 26, 2021
Fadeexo ka dhalatey Dagaalkii Baled-xaawo Askar la laayey iyo qaar la siidaayey

Dabageed oo kormeeray Ciidamo loo diyaariyay Amniga doorashada Xildhibaanada
Wararka

Dabageed oo kormeeray Ciidamo loo diyaariyay Amniga doorashada Xildhibaanada

January 26, 2021
Next Post
Shirka Qaran ee talabixinta dhaqanka oo laga furay Muqdisho

Shirka Qaran ee talabixinta dhaqanka oo laga furay Muqdisho

Mursal iyo Muudey oo ku biiray shirka midowga Musharaxiinta iyo wararkii ugu dambeeyay

Senator Muuse Suudi “Mahdi Guuleed reer waqooyi waa naga celi waayeen hadii Amxaaro leedahayna waa naga celi weysay,Fahad Yaasiin reer Ow Xasan waa naga celi waayeen waxa dalkeena ku ciyaaro waa isagaa la leeyahay”

Senator Muuse Suudi "Mahdi Guuleed reer waqooyi waa naga celi waayeen hadii Amxaaro leedahayna waa naga celi weysay,Fahad Yaasiin reer Ow Xasan waa naga celi waayeen waxa dalkeena ku ciyaaro waa isagaa la leeyahay"

Stay Connected test

  • 2.8k Fans
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Gabar Arday aheyd oo isku Dal-dashay Muqdisho,Kadib markii uu ku dhacay Xanuun….

December 17, 2020
Daacish oo baahisay Muuqaal cusub oo Argagax leh, digniina u dirtay Alshabaab {Akhriso Xog Xasaasi ah}

Maxaa Saakay qabsaday Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho?  SideesaTaliyaha Booliiska uga…..

XOG:- Saraakiishii loo xil-saaray amniga Musharaxiinta oo looga yeeray Villa Somalia,laguna war-geliyay hal arrin

December 14, 2020
Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

The Gravedigger’s Truth: Coronavirus hits Somalia – full documentary

Khasaaraha Qaraxyadii Beirut oo kor u dhaafay 100 Dhimasho iyo kumanaan dhaawac ah

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

January 26, 2021
Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

January 26, 2021
Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

January 26, 2021
Sacuudiga oo soo dhoweeyey tallaabo uu qaaday Mareykanka

Maxay Sacuudi Carabiya ka fileysaa madaxweyne Biden?

January 26, 2021

Recent News

Ceeldheer Media

Ceeldheer.Net: is an independent news covering latest news Somali News, Views, Analysis and more.

Browse by Category

  • Dunida
  • Fikradaha
  • Muuqaal
  • News
  • Wararka
  • XOG
  • Xulashada

Follow Us

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

No Result
View All Result

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

%d bloggers like this: