• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 27, 2021
CEELDHEER
Advertisement
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
CEELDHEER.NET
No Result
View All Result

{DAAWO}:- Sheekh Shariif oo war ka soo saaray Safarkii uu ku tegay Jowhar

November 1, 2020
Reading Time: 1min read
{DAAWO}:- Sheekh Shariif oo war ka soo saaray Safarkii uu ku tegay Jowhar
Share on FacebookShare on TwitterWhatsappPinterest

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayay ayaa goordhow waxa ay ka degeen magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle.

Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Jowhar waxaa ku soo dhaweeyay Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Hirshabeelle iyo guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe iyo Masuuliyiin kale.

Intaas kadib ayaa waxaa loo sii gudbiyay guriga martida magaalada Jowhar halkaas oo uu ka bilaabayo kulamo xasaasi ah oo la xiriira dhismaha maamulka Hirshabeelle.

Isaga oo ka hadlay ujeedada socdaalkiisa magaalada Jowhar ayuu sheegay in uu halkaasi u tegay sidii uu uga qeyb qaadan lahaa xalinta khilaafka ka dhashay doorashada maamulka Hirshabeelle gaar ahaan tan baarlamaanka inta aan loo gudbin dooarshadaMadaxweynaha.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka

Like this:

Like Loading...
ShareTweetSendPin
Previous Post

Cali Cosoble “Waxaan qirayaa iney qalad aheyd annagoo qabaa’il yar yar ah wax ku darsanno qowmiyadda Abgaal, dhinaca Xawaadlena qaladkaa anaa dusha saaranaya”

Next Post

Ololaha doorashada Mareykanka oo meeshii ugu sarreysay gaaray

Related Posts

Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021
Wararka

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

January 26, 2021
Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

Sacuudiga oo soo dhoweeyey tallaabo uu qaaday Mareykanka
Wararka

Maxay Sacuudi Carabiya ka fileysaa madaxweyne Biden?

January 26, 2021
Fadeexo ka dhalatey Dagaalkii Baled-xaawo Askar la laayey iyo qaar la siidaayey

Dabageed oo kormeeray Ciidamo loo diyaariyay Amniga doorashada Xildhibaanada
Wararka

Dabageed oo kormeeray Ciidamo loo diyaariyay Amniga doorashada Xildhibaanada

January 26, 2021
Next Post
Ololaha doorashada Mareykanka oo meeshii ugu sarreysay gaaray

Ololaha doorashada Mareykanka oo meeshii ugu sarreysay gaaray

XOG:- Degmooyin ku dhow in ay ka go’aan Gobolka Banaadir

XOG:- Degmooyin ku dhow in ay ka go'aan Gobolka Banaadir

Khadiija Diiriye oo hal arrin kala hadashay Masuuliyiinta Wasaaradda Gargaarka

Stay Connected test

  • 2.8k Fans
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Gabar Arday aheyd oo isku Dal-dashay Muqdisho,Kadib markii uu ku dhacay Xanuun….

December 17, 2020
Daacish oo baahisay Muuqaal cusub oo Argagax leh, digniina u dirtay Alshabaab {Akhriso Xog Xasaasi ah}

Maxaa Saakay qabsaday Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho?  SideesaTaliyaha Booliiska uga…..

XOG:- Saraakiishii loo xil-saaray amniga Musharaxiinta oo looga yeeray Villa Somalia,laguna war-geliyay hal arrin

December 14, 2020
Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

The Gravedigger’s Truth: Coronavirus hits Somalia – full documentary

Khasaaraha Qaraxyadii Beirut oo kor u dhaafay 100 Dhimasho iyo kumanaan dhaawac ah

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

January 26, 2021
Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

January 26, 2021
Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

January 26, 2021
Sacuudiga oo soo dhoweeyey tallaabo uu qaaday Mareykanka

Maxay Sacuudi Carabiya ka fileysaa madaxweyne Biden?

January 26, 2021

Recent News

Ceeldheer Media

Ceeldheer.Net: is an independent news covering latest news Somali News, Views, Analysis and more.

Browse by Category

  • Dunida
  • Fikradaha
  • Muuqaal
  • News
  • Wararka
  • XOG
  • Xulashada

Follow Us

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

No Result
View All Result

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

%d bloggers like this: