• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 27, 2021
CEELDHEER
Advertisement
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
CEELDHEER.NET
No Result
View All Result

DEG DEG:- Ciidamo Gadoodsan oo xirtay Waddooyin muhiim ah iyo wararkii ugu dambeeyay

November 22, 2020
Reading Time: 1min read
DEG DEG:- Dil goordhow ka dhacay Magalaada Muqdisho iyo dad ku xoomay Goobta
Share on FacebookShare on TwitterWhatsappPinterest

Wararka ka imaanya magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay xirteen waddooyin soo gala magaalada.

Ciidamadaan oo ka tirsan kuwa Milatariga Soomaaliya ayaa la sheegay in ay gadood sameeyeen iyaga oo ka cabaya xuquuq la’aan heysata in mudda ah sida ay sheegeen qaarkood oo si kooban ula hadlay Warbaahinta.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in ciidankaan oo hu eysan ay dhagxaan ku jareen waddooyinka soo gala magaalada Dhuusamareeb iyaga oo dalbanaya in ay helaan xuquuqda ka maqan.

Dhowr jeer ayaa sidaan oo kale gadood ay u sameeyeen ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ee ku sugan deegaanadaas,ilaa iyo hadana ma jirto cid u dhaqaaqday,si cabashadooda loo dhageysto.

Like this:

Like Loading...
ShareTweetSendPin
Previous Post

Puntland oo xarun caafimaad oo u gaar ah u sameysay Haweenka uu ku dhaco COVID 19

Next Post

Wararkii ugu dambeeyay dagaallo culus oo maanata ka dhacay dalka Itoobiya

Related Posts

Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021
Wararka

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

January 26, 2021
Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

Sacuudiga oo soo dhoweeyey tallaabo uu qaaday Mareykanka
Wararka

Maxay Sacuudi Carabiya ka fileysaa madaxweyne Biden?

January 26, 2021
Fadeexo ka dhalatey Dagaalkii Baled-xaawo Askar la laayey iyo qaar la siidaayey

Dabageed oo kormeeray Ciidamo loo diyaariyay Amniga doorashada Xildhibaanada

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Itoobiya oo sii xumaatay iyo Garoon la weeraray

Wararkii ugu dambeeyay dagaallo culus oo maanata ka dhacay dalka Itoobiya

DAAWO SAWIRRO:Mahdi Guuleed oo tababar u furay guddiyo lagu muransan yahay

Akhriso:- Musharaxiin baaq culus oo ku aaddan guddiga doorashada u diray Maamulada Puntland iyo Jubbaland

Stay Connected test

  • 2.8k Fans
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Gabar Arday aheyd oo isku Dal-dashay Muqdisho,Kadib markii uu ku dhacay Xanuun….

December 17, 2020
Daacish oo baahisay Muuqaal cusub oo Argagax leh, digniina u dirtay Alshabaab {Akhriso Xog Xasaasi ah}

Maxaa Saakay qabsaday Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho?  SideesaTaliyaha Booliiska uga…..

XOG:- Saraakiishii loo xil-saaray amniga Musharaxiinta oo looga yeeray Villa Somalia,laguna war-geliyay hal arrin

December 14, 2020
Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

The Gravedigger’s Truth: Coronavirus hits Somalia – full documentary

Khasaaraha Qaraxyadii Beirut oo kor u dhaafay 100 Dhimasho iyo kumanaan dhaawac ah

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

January 26, 2021
Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

January 26, 2021
Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

January 26, 2021
Sacuudiga oo soo dhoweeyey tallaabo uu qaaday Mareykanka

Maxay Sacuudi Carabiya ka fileysaa madaxweyne Biden?

January 26, 2021

Recent News

Ceeldheer Media

Ceeldheer.Net: is an independent news covering latest news Somali News, Views, Analysis and more.

Browse by Category

  • Dunida
  • Fikradaha
  • Muuqaal
  • News
  • Wararka
  • XOG
  • Xulashada

Follow Us

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

No Result
View All Result

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

%d bloggers like this: