• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 1, 2021
CEELDHEER
Advertisement
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
CEELDHEER.NET
No Result
View All Result

Fadeexo ka dhalatey Dagaalkii Baled-xaawo Askar la laayey iyo qaar la siidaayey

January 26, 2021
Reading Time: 2min read
Fadeexo ka dhalatey Dagaalkii Baled-xaawo Askar la laayey iyo qaar la siidaayey
Share on FacebookShare on TwitterWhatsappPinterest

Dagaalkii kadhacey degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in dagaalkaasi dad gaar ah lagu beegsadey kadib markii ay DF federalka Dib ula wareegtey.

ila wareedyo kusugan Demada Beled Xaawo ayaa sheegaya in ladhaawac tirey ciidamo katirsanaa maamulka Jubaland oo ku dhaawacmey dagaalka halka Qaar kale oo isla ciidanka jubaland ka tirsan la bedbaadiyey.

Col. Cabdullahi Dheere Teliyaha Hogaanka Dabagalka oo lagu tilmaamo Fileka madow ee MD Farmaajo ayaa lasheegey in uu amar ku bixiyey in la dhameystiro 13 askari oo ku dhaawacmey Dagaalka kana tirsanaa ciidamada Jubaland kadib markii ay isku soo dhiibeen ciidanka DF fderalka Soomaaliya ayagoo dhaawacyo qaba si loo bedbaadiyo.

muuqaalo ay duubeen Askar katirsan ciidanka ilaalada shacabka ee sida gaarka ah u tababaran, kuwaas oo ka amar qaata Col. Cabdullahi Dheere ayaa qabsadey baraha bulshada, muuqaalka ayaa lagu dhex arkayey askar dhaawac ah oo dhuulka jiifa kuwaas oo xirxiran waxaana garaacayay ciidamada ilaalada shacabka oo markii dabe lasheegey in ay toogteen dhamaan ciidanka la garaaceyey hubkana ka qaateen.

Amarkan ayaa lasheegey in uu bixiyey Col. Dheere isagoo ku sifeeyey in ay cashar u tahay kuwa ka soo horjeeda Xukunka MD Farmaajo.

Dhicakale Col. Cabdullahi Dheere ayaa amar ku bixiyey in lasii daayo wadana ay ka baxaanna lashiiyo 35 askari oo Jubaland katirsanaa kuwaas oo ciidamada Dowlada Ku Xareereeyey bartamaha magaalada Beled Xaawo kadib markii laga itaal roonaadey ciidankii Jubaland oo ay lasocdeen.

Mid kamid ah saraakiishii dagaalka Hogaamineysey ayaa lasheegey in uu ka biyo diidey in ciidanka qaarna la toogto qaarna la fasaxo, waxaana loo taxaabey Xabsiga isagoo lagu eedeeyey in uu ku dhaqaaqey amar diido xilli dagaal socodo si ay noo xaqiijiyeen saraakiil katirsan Xoogga dalka oo magacooda qariyey. Ilo Xog ogaal ah ayaa sheegaya in ciidanka lafasaxey ay ku heeb ahaayeen Col. Cabduullahi dheere halka kuwa latoogteyna la sheegey in ay kasoo jeedaan beelaha kale ee dega deeganada Jubaland. arintaan ayaa fadeexad ku ah Ciidanka Qalabka sida ee soomaaliyeed in qaarna loo ugaarsado beel ahaan qaarna laheybsado oo la bedbaadiyo.

Si kastaba ha ahaatee majirto talaabo wali laga qaadey dadkii getstey xad gudub yadii ka Dhacey Beled Xaawo.

https://ceeldheer.net/wp-content/uploads/2021/01/Ciidamo.mp4

Like this:

Like Loading...
ShareTweetSendPin
Previous Post

Dabageed oo kormeeray Ciidamo loo diyaariyay Amniga doorashada Xildhibaanada

Next Post

Maxay Sacuudi Carabiya ka fileysaa madaxweyne Biden?

Related Posts

Dhageyso:- Cumar C/rashiid “20-kii Sano ee ugu dambeysay xaaladan Farmaajo oo kale kama dhicin Dalka”
Wararka

February 28, 2021
Ra’iisul Wasaare Rooble oo mar kale Berri kulan la qaadanayo midowga musharaxiinta

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shir looga hadlayay saameynta Covid-19

Oxygen la’aan ka jirta Isbitaalka degmada Ceeldheer iyo dad ugu geeriyooday COVID-19

Kooxo hubeysan oo Wiilal dhallinyara ah ku dilay magaalada Muqdisho

Beesha Caalamka iyo Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan xasaasi ah yeeshay, maxaa looga hadlay?

Sacuudiga oo soo dhoweeyey tallaabo uu qaaday Mareykanka

Maxay Sacuudi Carabiya ka fileysaa madaxweyne Biden?

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

Stay Connected test

  • 2.9k Fans
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Gabar Arday aheyd oo isku Dal-dashay Muqdisho,Kadib markii uu ku dhacay Xanuun….

December 17, 2020
Daacish oo baahisay Muuqaal cusub oo Argagax leh, digniina u dirtay Alshabaab {Akhriso Xog Xasaasi ah}

Maxaa Saakay qabsaday Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho?  SideesaTaliyaha Booliiska uga…..

XOG:- Saraakiishii loo xil-saaray amniga Musharaxiinta oo looga yeeray Villa Somalia,laguna war-geliyay hal arrin

December 14, 2020
Dhageyso:- Cumar C/rashiid “20-kii Sano ee ugu dambeysay xaaladan Farmaajo oo kale kama dhicin Dalka”

Dhageyso:- Cumar C/rashiid “20-kii Sano ee ugu dambeysay xaaladan Farmaajo oo kale kama dhicin Dalka”

The Gravedigger’s Truth: Coronavirus hits Somalia – full documentary

Khasaaraha Qaraxyadii Beirut oo kor u dhaafay 100 Dhimasho iyo kumanaan dhaawac ah

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Dhageyso:- Cumar C/rashiid “20-kii Sano ee ugu dambeysay xaaladan Farmaajo oo kale kama dhicin Dalka”

Dhageyso:- Cumar C/rashiid “20-kii Sano ee ugu dambeysay xaaladan Farmaajo oo kale kama dhicin Dalka”

February 28, 2021
Ra’iisul Wasaare Rooble oo mar kale Berri kulan la qaadanayo midowga musharaxiinta

Ra’iisul Wasaare Rooble oo mar kale Berri kulan la qaadanayo midowga musharaxiinta

February 28, 2021
Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shir looga hadlayay saameynta Covid-19

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shir looga hadlayay saameynta Covid-19

February 28, 2021
Oxygen la’aan ka jirta Isbitaalka degmada Ceeldheer iyo dad ugu geeriyooday COVID-19

Oxygen la’aan ka jirta Isbitaalka degmada Ceeldheer iyo dad ugu geeriyooday COVID-19

February 28, 2021

Recent News

Ceeldheer Media

Ceeldheer.Net: is an independent news covering latest news Somali News, Views, Analysis and more.

Browse by Category

  • Dunida
  • Fikradaha
  • Muuqaal
  • News
  • Wararka
  • XOG
  • Xulashada

Follow Us

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

No Result
View All Result

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

%d bloggers like this: