• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 1, 2021
CEELDHEER
Advertisement
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
CEELDHEER.NET
No Result
View All Result

Gabar Arday aheyd oo isku Dal-dashay Muqdisho,Kadib markii uu ku dhacay Xanuun….

December 17, 2020
Reading Time: 1min read
Gabar Arday aheyd oo isku Dal-dashay Muqdisho,Kadib markii uu ku dhacay Xanuun….
9
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterWhatsappPinterest

Allaha u naxariistee waxaa saacadihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho isku Dal-dalay Gabar Arday aheyd oo la sheegay in ay dhiganeysay mid ka mid ah Jaamacadaha ku yalla magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Gabadhaan oo ku jirtay da’aadda 17-jirka ayaa ku jirtay Sanadkii ugu dambeeyay ee Waxbarashadeeda Jaamacadda,iyada oo aheyd Simister-ka 5-aad,taas oo ka dhigan in Bilo kadib ay ka qalin jebi laheyd Jaamacadda.

Drs. Faa’iza oo ah Gabadha is dishay waxaa Ehelkeedu inoo sheegeen in ay isku dishay hal sabab oo aheyd in uu ku soo kici jiray Xanuun laga dhex hadlayo,islamarkaana ay go’aan satay in ay Nafta is dhaafiso.

Allaha u naxariistee Faa’iza ayaa la sheegay in ay Qolkeeda ka soo xiratay dhexda islamarkaana ay Xarig ku xiratay Kabaryaatiga,Qoortana ay gashatay,iyada oo u geeriyootay dhiig Madax uga furmay sida Ehelkeedo sheegeen.

Dhacdooyinka noocaan oo kala ah ee is dilka qofka ayaa muddooyinkii dambe ku soo badanayay magaalada Muqdisho iyada oo dhowr jeer sidaan oo kale dhowr qof ay isku dal-daleen.

Like this:

Like Loading...
Share4Tweet2SendPin1
Previous Post

Xukuumadda Soomaaliya oo dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq ugu deeqday $200,000

Next Post

Beelo ku dagaalamay Gobolka Hiiraan oo la heshiisiiyay iyo Wasiir Mukhtaar oo goobjoog ka ahaa

Related Posts

Dhageyso:- Cumar C/rashiid “20-kii Sano ee ugu dambeysay xaaladan Farmaajo oo kale kama dhicin Dalka”
Wararka

February 28, 2021
Ra’iisul Wasaare Rooble oo mar kale Berri kulan la qaadanayo midowga musharaxiinta

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shir looga hadlayay saameynta Covid-19

Oxygen la’aan ka jirta Isbitaalka degmada Ceeldheer iyo dad ugu geeriyooday COVID-19

Kooxo hubeysan oo Wiilal dhallinyara ah ku dilay magaalada Muqdisho

Beesha Caalamka iyo Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan xasaasi ah yeeshay, maxaa looga hadlay?
Wararka

Beesha Caalamka iyo Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan xasaasi ah yeeshay, maxaa looga hadlay?

February 28, 2021
Next Post
Beelo ku dagaalamay Gobolka Hiiraan oo la heshiisiiyay iyo Wasiir Mukhtaar oo goobjoog ka ahaa

Beelo ku dagaalamay Gobolka Hiiraan oo la heshiisiiyay iyo Wasiir Mukhtaar oo goobjoog ka ahaa

XOG:- Dowladda Soomaaliya oo Axmed Madoobe kala laabaneysa Aqoonsi ay siisay

Axmed Madoobe oo shaciyay hal arrin oo Jubbaland ay Caan ku aheyd tan iyo…..

Akhriso:- Axmed Karaash oo guddi magacaabay, kuna dhawaaqay xaalad deg deg ah

Puntland oo ku dhawaaqday qorshe halis ku ah isku socodka Muqdisho iyo Garoowe

Stay Connected test

  • 2.9k Fans
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Gabar Arday aheyd oo isku Dal-dashay Muqdisho,Kadib markii uu ku dhacay Xanuun….

Gabar Arday aheyd oo isku Dal-dashay Muqdisho,Kadib markii uu ku dhacay Xanuun….

December 17, 2020
Daacish oo baahisay Muuqaal cusub oo Argagax leh, digniina u dirtay Alshabaab {Akhriso Xog Xasaasi ah}

Maxaa Saakay qabsaday Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho?  SideesaTaliyaha Booliiska uga…..

XOG:- Saraakiishii loo xil-saaray amniga Musharaxiinta oo looga yeeray Villa Somalia,laguna war-geliyay hal arrin

December 14, 2020
Dhageyso:- Cumar C/rashiid “20-kii Sano ee ugu dambeysay xaaladan Farmaajo oo kale kama dhicin Dalka”

Dhageyso:- Cumar C/rashiid “20-kii Sano ee ugu dambeysay xaaladan Farmaajo oo kale kama dhicin Dalka”

The Gravedigger’s Truth: Coronavirus hits Somalia – full documentary

Khasaaraha Qaraxyadii Beirut oo kor u dhaafay 100 Dhimasho iyo kumanaan dhaawac ah

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Dhageyso:- Cumar C/rashiid “20-kii Sano ee ugu dambeysay xaaladan Farmaajo oo kale kama dhicin Dalka”

Dhageyso:- Cumar C/rashiid “20-kii Sano ee ugu dambeysay xaaladan Farmaajo oo kale kama dhicin Dalka”

February 28, 2021
Ra’iisul Wasaare Rooble oo mar kale Berri kulan la qaadanayo midowga musharaxiinta

Ra’iisul Wasaare Rooble oo mar kale Berri kulan la qaadanayo midowga musharaxiinta

February 28, 2021
Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shir looga hadlayay saameynta Covid-19

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shir looga hadlayay saameynta Covid-19

February 28, 2021
Oxygen la’aan ka jirta Isbitaalka degmada Ceeldheer iyo dad ugu geeriyooday COVID-19

Oxygen la’aan ka jirta Isbitaalka degmada Ceeldheer iyo dad ugu geeriyooday COVID-19

February 28, 2021

Recent News

Ceeldheer Media

Ceeldheer.Net: is an independent news covering latest news Somali News, Views, Analysis and more.

Browse by Category

  • Dunida
  • Fikradaha
  • Muuqaal
  • News
  • Wararka
  • XOG
  • Xulashada

Follow Us

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

No Result
View All Result

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

%d bloggers like this: