• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 27, 2021
CEELDHEER
Advertisement
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
CEELDHEER.NET
No Result
View All Result

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Sh/hoose oo xilka si rasmi ah ula wareegay

November 22, 2020
Reading Time: 2min read
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Sh/hoose oo xilka si rasmi ah ula wareegay
Share on FacebookShare on TwitterWhatsappPinterest

Guddoomiyihii maamulka gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ee dhawaan uu xilka ka qaaday madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyay guddoomiyaha csub ee gobolkaas Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii ka dib munaasabad kooban oo ka dhacday degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Xafladda xilwareejinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan maamulka K/galbeed, gobolka Sh/hoose iyo kan degmada Baraawe, waxayna dhammaan mas’uuliyiintii goobta ka haddashay ay bogaadiyeen shaqadii wanaagsaneyd uu soo qabtay guddoomiye Najax mudadii 20-ka billood uu xukunka hayay.

Qoraal kooban oo uu guddoomiyihii hore ee gobolka Shabeellaha Hoose ee maamul K/galbeed Mudane Ibraahim Aadan Cali Najax soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebooka ayuu ku yiri “ Gobolka Shabellaha hoose oo aan soo xukumayay 20-kii billood ee la soo dhaafay waxaan gaarnay guulo waa weyn innagoo xaqiijinay fulinta mashaariicyo muhiim u ah bulshadda sida Tabbabaridda maamulada,Daadajinta nidaamka dowliga ah,qodista kannaalo ay ku diirsadeen bulshadda, xureynta deegaano iyo degmooyin,hirgelinta in maamulka gobolka uu yeesho xafiis u si buuxdo ugu shaqeeyo, hirgelinta leerarka ku shaqeeya Cadceeda, furista wadooyin xirnaa, Dhismaha xarumaha ay ku shaqeenayaan maamulada Degmooyinka,Saldhigyada Booliska,MCH-yo iyo la dagaalanka Al shabaab oo dhibaata ku hayay shacabka.

Ugu dambeyntii, wuxuu u mahaceliyay cid kasta oo ku garabsiiyay shaqooyinkii uu soo qabtay, wuxuuna si gaar ah u bogaadiyay madaxweynaha K/galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo u ogolaaday inuu u adeego Bulshadiisa.

Like this:

Like Loading...
ShareTweetSendPin
Previous Post

Akhriso:- Musharaxiin baaq culus oo ku aaddan guddiga doorashada u diray Maamulada Puntland iyo Jubbaland

Next Post

Cali Guudlaawe oo kulan xasaasi ah la qaatay James Swan iyo ku-xigeenkiisa

Related Posts

Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021
Wararka

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

January 26, 2021
Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

Sacuudiga oo soo dhoweeyey tallaabo uu qaaday Mareykanka
Wararka

Maxay Sacuudi Carabiya ka fileysaa madaxweyne Biden?

January 26, 2021
Fadeexo ka dhalatey Dagaalkii Baled-xaawo Askar la laayey iyo qaar la siidaayey

Dabageed oo kormeeray Ciidamo loo diyaariyay Amniga doorashada Xildhibaanada
Wararka

Dabageed oo kormeeray Ciidamo loo diyaariyay Amniga doorashada Xildhibaanada

January 26, 2021
Next Post
Cali Guudlaawe oo kulan xasaasi ah la qaatay James Swan iyo ku-xigeenkiisa

Cali Guudlaawe oo kulan xasaasi ah la qaatay James Swan iyo ku-xigeenkiisa

Abiy Axmed oo ku dhawaaqay go’aan lama filaan ah oo ku aaddan dagaalka Tigreega

Abiy Axmed oo TPLF u qabtay 72 saacadood iney isku soo dhiibaan

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulamo Siyaasadeed ka wada magaalada Baydhabo

Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulamo Siyaasadeed ka wada magaalada Baydhabo

Stay Connected test

  • 2.8k Fans
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Gabar Arday aheyd oo isku Dal-dashay Muqdisho,Kadib markii uu ku dhacay Xanuun….

December 17, 2020
Daacish oo baahisay Muuqaal cusub oo Argagax leh, digniina u dirtay Alshabaab {Akhriso Xog Xasaasi ah}

Maxaa Saakay qabsaday Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho?  SideesaTaliyaha Booliiska uga…..

XOG:- Saraakiishii loo xil-saaray amniga Musharaxiinta oo looga yeeray Villa Somalia,laguna war-geliyay hal arrin

December 14, 2020
Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

The Gravedigger’s Truth: Coronavirus hits Somalia – full documentary

Khasaaraha Qaraxyadii Beirut oo kor u dhaafay 100 Dhimasho iyo kumanaan dhaawac ah

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

January 26, 2021
Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

January 26, 2021
Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

January 26, 2021
Sacuudiga oo soo dhoweeyey tallaabo uu qaaday Mareykanka

Maxay Sacuudi Carabiya ka fileysaa madaxweyne Biden?

January 26, 2021

Recent News

Ceeldheer Media

Ceeldheer.Net: is an independent news covering latest news Somali News, Views, Analysis and more.

Browse by Category

  • Dunida
  • Fikradaha
  • Muuqaal
  • News
  • Wararka
  • XOG
  • Xulashada

Follow Us

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

No Result
View All Result

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

%d bloggers like this: