• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 1, 2021
CEELDHEER
Advertisement
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
CEELDHEER.NET
No Result
View All Result

Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

January 26, 2021
Reading Time: 1min read
Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?
Share on FacebookShare on TwitterWhatsappPinterest

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qaabilay safiirka dalka Denmark, Amb. Ole Thonke oo dalka ku yimid safar shaqo.

Waxaana Kulankaa lagaga wada hadlay qodobbo ay ka mid ahaayeen arrimaha doorashooyinka Somaliland ee golaha wakiillada iyo deegaanka oo taas oo ay soo jeediyeen inay dalka ka qabsoonto 31/05/2021. Ka dib markii ay cayimeen komishanka doorashooyinka qaranka, kuna raaceen saddexda xisbi qaran loona gudbiyey golaha guurtida Somaliland.

Sidoo kale, waxa kulanka lagu lafo-guray horumarka ay Somaliland ka samaysay dhinaca dimuquraadiyadda iyo arrimaha bulshada, sanduuqa horumarinta Somaliland ee (Somaliland Development Fund) oo ay dawladda Denmark qayb ka tahay dawladaha ku midoobay iyo horumarinta dhaqaalaha iyo ganacsiga yaryar.

Waxaanu safiirku xusay inay ka dal ahaan halkii ka sii wadi doonaan dhaqaalihii ay horeba ugaga qayb qaadan jireen arrimaha bulshada iyo horumarka Somaliland ka socda.

Ugu danbayntiina waxa uu madaxwweynaha Somaliland, dawladda Denmark uga mahadnaqay dedaalka iyo garab istaagga ay Somaliland la barbartaagan tahay marwalba, gaar ahaan sanduuqa horumarinta Somaliland ee (SDF) loo soo gaabiyo oo ay dawladda Denmark qayb weyn ku leedahay kaalmada ay midowga yurub isugu geeyeen sanduuqaasi. Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu uga mahadnaqay dawladda Denmark inay ka mid noqotay dalalkii ugu horreeyey ee Somaliland ka furta xafiis ka shaqeeya danaha labada dal.

Like this:

Like Loading...
ShareTweetSendPin
Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

Next Post

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

Related Posts

Dhageyso:- Cumar C/rashiid “20-kii Sano ee ugu dambeysay xaaladan Farmaajo oo kale kama dhicin Dalka”
Wararka

February 28, 2021
Ra’iisul Wasaare Rooble oo mar kale Berri kulan la qaadanayo midowga musharaxiinta

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shir looga hadlayay saameynta Covid-19

Oxygen la’aan ka jirta Isbitaalka degmada Ceeldheer iyo dad ugu geeriyooday COVID-19

Kooxo hubeysan oo Wiilal dhallinyara ah ku dilay magaalada Muqdisho

Beesha Caalamka iyo Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan xasaasi ah yeeshay, maxaa looga hadlay?

Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

Biden oo digniin culus u jeediyay Putin

Biden oo digniin culus u jeediyay Putin

XOG:- Ciidamadii lagu qabtay dagaalkii Beled-xaawo oo meel kale loo wareejiyay

Stay Connected test

  • 2.9k Fans
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Gabar Arday aheyd oo isku Dal-dashay Muqdisho,Kadib markii uu ku dhacay Xanuun….

December 17, 2020
Daacish oo baahisay Muuqaal cusub oo Argagax leh, digniina u dirtay Alshabaab {Akhriso Xog Xasaasi ah}

Maxaa Saakay qabsaday Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho?  SideesaTaliyaha Booliiska uga…..

XOG:- Saraakiishii loo xil-saaray amniga Musharaxiinta oo looga yeeray Villa Somalia,laguna war-geliyay hal arrin

December 14, 2020
Dhageyso:- Cumar C/rashiid “20-kii Sano ee ugu dambeysay xaaladan Farmaajo oo kale kama dhicin Dalka”

Dhageyso:- Cumar C/rashiid “20-kii Sano ee ugu dambeysay xaaladan Farmaajo oo kale kama dhicin Dalka”

The Gravedigger’s Truth: Coronavirus hits Somalia – full documentary

Khasaaraha Qaraxyadii Beirut oo kor u dhaafay 100 Dhimasho iyo kumanaan dhaawac ah

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Dhageyso:- Cumar C/rashiid “20-kii Sano ee ugu dambeysay xaaladan Farmaajo oo kale kama dhicin Dalka”

Dhageyso:- Cumar C/rashiid “20-kii Sano ee ugu dambeysay xaaladan Farmaajo oo kale kama dhicin Dalka”

February 28, 2021
Ra’iisul Wasaare Rooble oo mar kale Berri kulan la qaadanayo midowga musharaxiinta

Ra’iisul Wasaare Rooble oo mar kale Berri kulan la qaadanayo midowga musharaxiinta

February 28, 2021
Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shir looga hadlayay saameynta Covid-19

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shir looga hadlayay saameynta Covid-19

February 28, 2021
Oxygen la’aan ka jirta Isbitaalka degmada Ceeldheer iyo dad ugu geeriyooday COVID-19

Oxygen la’aan ka jirta Isbitaalka degmada Ceeldheer iyo dad ugu geeriyooday COVID-19

February 28, 2021

Recent News

Ceeldheer Media

Ceeldheer.Net: is an independent news covering latest news Somali News, Views, Analysis and more.

Browse by Category

  • Dunida
  • Fikradaha
  • Muuqaal
  • News
  • Wararka
  • XOG
  • Xulashada

Follow Us

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

No Result
View All Result

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

%d bloggers like this: