• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 27, 2021
CEELDHEER
Advertisement
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
CEELDHEER.NET
No Result
View All Result

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

August 5, 2020
Reading Time: 1min read
Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19
Share on FacebookShare on TwitterWhatsappPinterest

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Jaamac Farax Xasan ayaa maanta warbaahinta uga waramay xaaladda guud ee xanuunkanka safmareenka ah ee COVID19.

Wasiirka ayaa sheegay in kiisaska la helayo ay wali jiraan balse ay koobantahay ama ay yartahay sidoo kalena dadka laga helayo ay si dhakhso ah ugasoo caafimaadayaan, balse aan meesha laga saari karin in wali xanuunku uu jiro oo maalin walba kiisas cusub la helayo.

Wasiirka ayaa dhanka kale ka hadlay furitaanka safarka dibada ah ee la furay waxaana uu xusay in ka wasaarad ahaan ay wasaaradda duulista ka wada shaqayn doonaan sidii loogu fududayn lahaa dadka dalka dibadiisa aadaya loo siin lahaa Shahaado cadaynaysa in laga baaray lagana waayay xanuunka Covid19, taasi oo ah mid aan la foorjargarayn karin laguna hubin doono garoomada diyaaradaha si loo ogaado in qofkii saxda ahaa uu shahaahada ku dhoofayo.

Si lamid ah waxaa la hubin doonaa dadka imaanaya inay wataan shahaado cadaynaysa in qofkaasi uu baaritaanka soo maray 3 maalomood gudahood.

Wasiirka ayaa ugu dambeyn xusay kaliya inaan shuruucdaasi ku xiranaan doonin dadka ku imaanaya hawada kaliya ee ay sidoo kale hubin doonaan kuwa xuduudaha ka soo galaya ama dhulka ama badda.

Like this:

Like Loading...
ShareTweetSendPin
Previous Post

Khasaaraha Qaraxyadii Beirut oo kor u dhaafay 100 Dhimasho iyo kumanaan dhaawac ah

Next Post

Dr. Xaawa Cabdi Dhiblaawe oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho

Related Posts

Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021
Wararka

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

January 26, 2021
Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

Sacuudiga oo soo dhoweeyey tallaabo uu qaaday Mareykanka
Wararka

Maxay Sacuudi Carabiya ka fileysaa madaxweyne Biden?

January 26, 2021
Fadeexo ka dhalatey Dagaalkii Baled-xaawo Askar la laayey iyo qaar la siidaayey

Dabageed oo kormeeray Ciidamo loo diyaariyay Amniga doorashada Xildhibaanada
Wararka

Dabageed oo kormeeray Ciidamo loo diyaariyay Amniga doorashada Xildhibaanada

January 26, 2021
Next Post

Dr. Xaawa Cabdi Dhiblaawe oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho

Turkey to train 1/3 of entire Somali military, Ambassador says

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan xasaasi ah la yeeshay Wasiiro & Xildhibaanno

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay Connected test

  • 2.8k Fans
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Gabar Arday aheyd oo isku Dal-dashay Muqdisho,Kadib markii uu ku dhacay Xanuun….

December 17, 2020
Daacish oo baahisay Muuqaal cusub oo Argagax leh, digniina u dirtay Alshabaab {Akhriso Xog Xasaasi ah}

Maxaa Saakay qabsaday Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho?  SideesaTaliyaha Booliiska uga…..

XOG:- Saraakiishii loo xil-saaray amniga Musharaxiinta oo looga yeeray Villa Somalia,laguna war-geliyay hal arrin

December 14, 2020
Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

The Gravedigger’s Truth: Coronavirus hits Somalia – full documentary

The Gravedigger’s Truth: Coronavirus hits Somalia – full documentary

Khasaaraha Qaraxyadii Beirut oo kor u dhaafay 100 Dhimasho iyo kumanaan dhaawac ah

Khasaaraha Qaraxyadii Beirut oo kor u dhaafay 100 Dhimasho iyo kumanaan dhaawac ah

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

January 26, 2021
Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

January 26, 2021
Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

January 26, 2021
Sacuudiga oo soo dhoweeyey tallaabo uu qaaday Mareykanka

Maxay Sacuudi Carabiya ka fileysaa madaxweyne Biden?

January 26, 2021

Recent News

Ceeldheer Media

Ceeldheer.Net: is an independent news covering latest news Somali News, Views, Analysis and more.

Browse by Category

  • Dunida
  • Fikradaha
  • Muuqaal
  • News
  • Wararka
  • XOG
  • Xulashada

Follow Us

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

No Result
View All Result

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

%d bloggers like this: