• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 27, 2021
CEELDHEER
Advertisement
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
  • Home
  • Wararka
  • TOP NEWSHOT
  • News
  • Caalamka
  • XulashadaXUL
  • Fikradaha
  • MuuqaalVIDEO
No Result
View All Result
CEELDHEER.NET
No Result
View All Result

Puntland oo xarun caafimaad oo u gaar ah u sameysay Haweenka uu ku dhaco COVID 19

November 22, 2020
Reading Time: 2min read
Puntland oo xarun caafimaad oo u gaar ah u sameysay Haweenka uu ku dhaco COVID 19
Share on FacebookShare on TwitterWhatsappPinterest

Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyada wasaaradda caafimaadka Puntland Mohamed Xuseen iyo madaxa qaybta caafimaadka ayaa hooyada iyo dhallaanka Sucdi Xamid Ciise ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay cisbitaalka garowe qaybta loo diyaariyay inay ku dhasho hooyada qabta Covid19.

Agaasimaha oo ay wehelisay madaxa hay’adda UNFPA Puntland Baxsan Siciid ayaa kormeeray qaybta gaar ah ee loo diyaariyay inay lagu eego xaaladeeda caafimaad ayna ku dhasho hooyada uurka leh ee qabta xanuunka Covid19.

Masuuliyiinta ayaa marka ay qol qol ugaleen qaybaha uu ka koobanyahay iyo sida loo diyaariyay waxay warbixin ka dhagaysteen dhakhtarka xarunta joogay, waxaana dhakhtaradu usheegtay in xaruntaan loogu talagalay in lagula tacaalo hooyada uurka leh ee qabta xanuunka Covid19 adeega la siinayaana uu yahay lacag la’aan, sababta qaybtaan loo sameeyayna ay tahay si dadka kale looga badbaadiyo xanuunka, xananayn gaar ahna uhesho hooyada xanuunka qabta.

Baxsan Siciid Madaxa UNFPA Puntland ayaa bogaadisay shaqada wasaaraddu qabatay iyo sida loo ilaaliyay in hooyada uurka leh ee xanuunka qabta ay uhesho adeega ay ubaahnayd.

Agaasimaha Cisbitaalka Garowe Hodan Ali Shire oo masuuliyiinta ku soo dhawaysay ayaa dhankeeda shaqada ay wasaaraddu qabatay ku amaantay waxayna xustay in ka cisbitaal ahaan ay ufudedayn doonaan helitaanka adeegooda hooyada uurka leh ee xanuunka qabta ama iskaga shakida ee aan la baarin.

Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyada Mohamed Xuseen waxa uu ku amaanay maamulka cisbitaalka dhakhaatiirta iyo hay’adda UNFPA qaybtaan cusub ee lagu so daray cisbitaalka, waxaana uu hooyooyinka uurka leh ee xanuunka qaba uu kula taliyay inay halkaan yimaadaan ayna ka heli doonaan adeega ay ubaahanyihiin waliba isaga oo lacag la’aan ah.

Agaasimaha ayaa ugu danbeyn xusay in ka wasaaradda caafimaad ahaan ay muhiimada koowaad utahay in bulshada nooc kasta oo ay tahay gaarsiiyaan adeega ay ubaahanyihiin, ayna ka baajinayn xanuunka Covid19.

Xaruntaan ayaa noqonaysa qaybtii ugu horaysay ee laga hirgaliyo Puntland waxaana taasi ay qayb ka tahay dadaalada wasaaraddu ugu jirto wacyigalinta iyo yaraynta fiditaanka xanuunka Covid19.

Like this:

Like Loading...
ShareTweetSendPin
Previous Post

{KASHIFAAD}:- Waa kuma saaxiibka kaliya ee Fahad Yaasiin uu ku leeyahay Midowga Musharaxiinta?

Next Post

DEG DEG:- Ciidamo Gadoodsan oo xirtay Waddooyin muhiim ah iyo wararkii ugu dambeeyay

Related Posts

Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021
Wararka

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

January 26, 2021
Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

Sacuudiga oo soo dhoweeyey tallaabo uu qaaday Mareykanka
Wararka

Maxay Sacuudi Carabiya ka fileysaa madaxweyne Biden?

January 26, 2021
Fadeexo ka dhalatey Dagaalkii Baled-xaawo Askar la laayey iyo qaar la siidaayey

Dabageed oo kormeeray Ciidamo loo diyaariyay Amniga doorashada Xildhibaanada

DEG DEG:- Dil goordhow ka dhacay Magalaada Muqdisho iyo dad ku xoomay Goobta

DEG DEG:- Ciidamo Gadoodsan oo xirtay Waddooyin muhiim ah iyo wararkii ugu dambeeyay

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Itoobiya oo sii xumaatay iyo Garoon la weeraray

Wararkii ugu dambeeyay dagaallo culus oo maanata ka dhacay dalka Itoobiya

DAAWO SAWIRRO:Mahdi Guuleed oo tababar u furay guddiyo lagu muransan yahay

Stay Connected test

  • 2.8k Fans
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Comments
  • Latest
Gabar Arday aheyd oo isku Dal-dashay Muqdisho,Kadib markii uu ku dhacay Xanuun….

December 17, 2020
Daacish oo baahisay Muuqaal cusub oo Argagax leh, digniina u dirtay Alshabaab {Akhriso Xog Xasaasi ah}

Maxaa Saakay qabsaday Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho?  SideesaTaliyaha Booliiska uga…..

XOG:- Saraakiishii loo xil-saaray amniga Musharaxiinta oo looga yeeray Villa Somalia,laguna war-geliyay hal arrin

December 14, 2020
Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

The Gravedigger’s Truth: Coronavirus hits Somalia – full documentary

Khasaaraha Qaraxyadii Beirut oo kor u dhaafay 100 Dhimasho iyo kumanaan dhaawac ah

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Puntland oo War kasoo saaartay xaaladihii ugu dambeyay COVID-19

Duqa Muqdisho oo Saxiixay Miisaaniyadda Maamulka Gobolka Banaadir ee 2021

Duqa Muqdisho oo joojiyay dhaq-dhaqaaqyada dhulalka gobolka Banaadir

January 26, 2021
Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

Maxay ka wada hadleen madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Denmark ee Soomaaliya?

January 26, 2021
Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeyb-galay Shir muhiim ah

January 26, 2021
Sacuudiga oo soo dhoweeyey tallaabo uu qaaday Mareykanka

Maxay Sacuudi Carabiya ka fileysaa madaxweyne Biden?

January 26, 2021

Recent News

Ceeldheer Media

Ceeldheer.Net: is an independent news covering latest news Somali News, Views, Analysis and more.

Browse by Category

  • Dunida
  • Fikradaha
  • Muuqaal
  • News
  • Wararka
  • XOG
  • Xulashada

Follow Us

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

No Result
View All Result

© 2020 Ceeldheer News | All rights reserved

%d bloggers like this: